Murti iyo Maahmaahyo

free


not available



Waa barnaamij xiiso badan, isla markaasna koobaya dhinacyo badan oo ka midaa murti iyo maahmaahyada soomaaliyeed, barnaamijka wuxuu ka kooban yahay qaybo badan oo kala ah maahmaahyada labadeeda nooc. 1-Tuducley, 2-Tiroley, iyo waliba Googaalaysi runtii barnaamijka waqti badan ayaa la galiyey si uu dhamaystirnaan iyo baahsanaanba ay ugu dhamaato. ( USHAAH ) Ururka Samaynta iyo Hormarinta Apps-ka Afkeena Hooyo, waa team ama urur ka shaqeeya soo saarka barnaamijyada lagu isticmaalo 'Smart phones' ama telephones-ka casrigaa, waxaana ku dadaalnaa in mar walba barnaamijka murtiyo iyo maahmaahyo cusub aan kusoo kordhino . FADLAN hadii aad wax cusub nagu soo kor dhinaysid ,ama fiiro gaaraa leedahay noogu soo dir E-MAIL-ka, hoos ku xusan